Wasiir katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Xildhibaan Qarax lagu dilay

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay Wasiiru dowlaha Amniga Maamulka Koonfur Galbeed  iyo Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hirshabelle . Sida aan Wararka ku helnay Qaraxan lagu dilay Wasiiru Dowlaha Amniga Maamulka Konfur Galbeed C/qaadir C/raxmaan Cali Baafo iyo Axmed Cabdi Faarax Kaboweyne ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Wanlaweyn iyo … Continue reading Wasiir katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Xildhibaan Qarax lagu dilay